Caafimaadka io salaaada

 


Dhakhtar udhashay wadanka Maraykanka ayaa yiri: Sida kaliya ee ugu dhakhsaha badan oo Oxygen tu kugaarto wadnaha iyo sanbabada marka qofku naqaska kudhago : waa marka qofku sidaas wajiga dhulka udhigo (Waxaynu sujuudda unaqaano hadaanu nahay muslimiinta) 

Aayaddaan Hoos kuqoran ayaa ilaahay Nebi Muxamed Scw kuleeyahay 1445 sano kahor, oo macnaheedu tahay "waanu ognahay in laabtu kuciriiryoonayso waxa ay kuleeyihiin dartiis, ilaahay utasbiixso (isagaa xumaan kanasahane) kana mid ahaw kuwa sujuudsan.

Aayaddan ayaa tilmaamaysa in lasujuudaa qofka ay kayaraynayso in uu walwalo, oo marka laabtu qofka ciriiryooto oo murugoodo haddii uu sujuudo oo tukado ay kayaraanayso hamiga hayaa, sidoo kalena waa lamid qofka inta naqasku kudhagay sidegdeg ah ugu baahda in oxygen uu kuhelo.

وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ " يَضِيقُ صَدْرُكَ " بِمَا يَقُولُونَ فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَكُ مِّنَ "السَّاجِدِينَ " ..!

Post a Comment

Previous Post Next Post