Ilahay hduu masuuliyadaada la wareego suu xaalku noqon

 Nabi Yuusuf "cs" Ilaahay "swt" yaa mas'uuliyadiisa la wareegey markaa ayuu geedigii saxaaraha maraayey oon ku ridey oo ay biyo u baahdeen si ay Yuusuf ceelka uga soo saaraan haddana Casiiskii Masar ayuu Eebe ku ridey baahida ubadka si uu Yuusuf u korsado haddana boqorkii Masar ayuu Eebbe riyo ku tusay si uu ugu baahdo cid u fasirta riyadiisa ka dibna Yuusuf xabsiga uga soo saaro haddana Masar oo dhan ayuu Eebbe ku ridey baahi cunto si Yuusuf u noqdo Casiiska Masar.


Haddii Ilaahay arinkaaga la wareego waxa uu ku sakhiraa sababha farxad oo dhan oo aadan meel kala ka hesheen!

Post a Comment

Previous Post Next Post